Ciidanka Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA oo kaashanaya saaxiibada caalamka ayaa burburiyay buundo macmal ah oo ay ka soo gudbayeen kooxda Al shabaab ee ka dagaalantay Gobolka Shabeellaha Dhexe taasoo ku taalla deegaanka Aw-baalle.
Al shabaab ayaa buundadan ka soo gudbinayey saadka iyo ciidamada mudooyinkan weerarada ka geysanayey degaanada gobolka Sh/dhexe.
HOOS KA AKHRISO WAR-SAXAAFADEEDKA