Allbanaadir.com
NEWS

Hanti dhowrka Qaranka oo ka jawaabay Warqaddii Maxkamada G/Banaadir

Hanti-dhowraha Guud ee Qaranka ayaa ka jawaabay Warqaddii Maxkamada gobolka Banaadir ee fareysay inuu Maxkamada hor yimaado si wax looga weydiiyo dacwad uu ka soo gudbiyey xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka.

Axmed Ciise Guutaale oo soo saaray War-Saxaafadeed ayaa beeniyey hadalka Maxkamada  isagoo taas bedelkeed ku eedeeyey maxkamdaha dalka iney is hotaageen baaritaankii sanadlaha ahaa ee cafiiska hanti dhowrka uu ku sameeyo heyadaha DF.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA HANTI DHOWRKA

Related posts

USAID oo lagu eedeeyay inay lacag siin jirtay Al Shabaab.

Caydiid Ali

Qaybta 3 aad :-Qisadii cajiibka aheyd ee Nebi Ibraahim CS iyo qoomkii loo diray

admin

Dagaal mar kale ka qarxay degaanka Jeex jeex iyo ciidanka Xoogga dalka oo..

Caydiid Ali
Taboola Ads ---