Allbanaadir.com
NEWS

Maxkamadda gobolka Banaadir oo u yeertay Hantidhowraha Qaranka oo lagu eedeeyay…

Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa u warqad u yeerid ah u dirtay Axmed Ciise Guutaale , oo ah Hantidhowraha Qaranka Soomaaliya , kaa oo ku eedeysan in uu ku kacay fal-dambiyeed kala duwan.

Qoraalka kasoo baxay Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa lagu sheegay in Hantidhowraha ku xadgudbay madaxbannaanida garsoorka , sidoo kale ku kacay falal dambiyeedyo kale ay kamid yihiin fullin la’aan iyo is hortaag maxkamadeed.

Related posts

Puntland oo sheegtay iney qabatay ajaaniib ka tirsanaa Al-shabaab iyo Daacish

Caydiid Ali

Qarax goor dhow ka dhacay qeybo ka mid ah Magaalada Muqdisho

Caydiid Ali

Al Shabaab oo fagaare ku toogatay Sadex ruux oo gacanta ugu jiray (Akhriso Magacyada)

Cabdi Cade
Taboola Ads ---