Allbanaadir.com
NEWS

Ku dhoawaad 100 xildhibaan oo ka hor yimid dhul boobka Muqdisho

Ilaa 97 xildhibaan oo ka tirsan labada aqal ee baarlamanka Somalia ayaa soo saaray bayaan ay kaga soo horjeesteen boobka dhulka danta guud ee ka socda magaalada Muqdisho arrintaasoo ay garwadeen ka tahay dowlada uu hogaamiyo Madaxweyne Xassan Shiikh

Xildhibaanada ayaa uga digay ganacsatada laga iibinayo dhulalka danta guud iney wajihi doonaan dacwado si xanibaad socdaal iyo mid dhaqaale loo saaro.

HOOS KA AKHRISO BAYAANKA OO DHAMEYSTIRAN

Related posts

Ciidamada Israel oo toogasho ku dilay darawal Falastiini ah & carro ka dhalatay

Caydiid Ali

Qaar kamid ah Wadooyinka Muqdisho oo saakay xiran iyo sababta keentay

Cabdi Cade

Khayre oo wajahaya culeys saameyn kara rajadiisa Farmaajo oo iska dhega tiray..

Caydiid Ali
Taboola Ads ---