Allbanaadir.com
NEWS

Maxay Jubbaland kaga jawaabtay eedeyntii heyadda Duulista DF?

Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Jubaland ayaa war kasoo saartay arimaha la xiriiray duulimaadyadii degaanada Jubaland ee la xanibay iyo eedeyn kaga timid heyadda Duulista rayidka Soomaaliyeed ee la xiriirtay diyaaradii shalay ay xooga ku geysay Doolow ee Halla Airlines.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA JUBALAND

Related posts

Ahlu Suna oo Xildhibaano badan ku yeelaneysa Baarlamaanka cusub ee Galmudug iyo tirada oo…

Cabdi Cade

Guddoomiye Mursal: “Aniga & Laftagareen hadaan Mukhtaar Roobow soo deyn weyno kuraasta aan ku fadhino waan..”

Caydiid Ali

Dowladda oo War kasoo saaray Howlgal lagu dilay Saraakiil katirsan Al Shabaab (Magacyada)

Cabdi Cade
Taboola Ads ---