Allbanaadir.com
NEWS

Xoogaga qabsaday Siiriya oo bandow ku soo rogay Dimishiq (Sawirro)

Bandow ayaa lagu soo rogay Dimishiq kaasoo bilaabmaya 4-ta galabnimo xilliga maxalliga ah. Bandowga ayaa la filayaa inuu sii socdo ilaa 5-ta subaxnimo wakhtiga maxaliga ah sida lagu sheegay bayaan ka soo baxay Jabhadda la wareegtay talada dalka Suuriya.

Dadka ayaa bilaabay inay faarujiyaan waddooyinka markii lagu dhawaaqay bandowga

Dadka ku nool magaalada ayaa sheegay inay guryahooda joogaan oo ay daawanayaan, balse ay weli maqlayaan rasaas badan oo lagu dabaaldegayo.

Mucaaradka Suuriya , waxay ku dhawaaqeen in la xiray baal-kasta oo mugdi ahaa ee Suuriya , iyagoo warsaxaafadeed rasmi ah ku caddeeyay qofkasta oo muwaadin Suuriyaan ah inay ula midtahay waqtigan maalinta uu dhashay mana jirto qof dambile ah , illaa midka ka soo horjeesta kacaanka.

HOOS KA DAAWO SAWIRO CUSUB

Related posts

Duqa Magaalada London oo ka hadlay geeridii ku timid dhigiisa Muqdisho

Caydiid Ali

Wasiirkii Labaad oo katirsan Maamulka Koonfur Galbeed oo is casilay

Cabdi Cade

(Sawirro) Kalkaaliye kufsaday haweeney ku jirtay xaalad miyir beel ah oo la xukumay

Caydiid Ali
Taboola Ads ---