Allbanaadir.com
NEWS

Deg Deg: Maxkamad soo saartay ammar lagu soo xirayo Axmed Madoobe

Maxkamadda gobolka Banaadir, ayaa soo saartay  ammar ama waaran lagu soo xirayo Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ( Madoobe), oo dhawaan dib loogu doortay doorasho ka dhacday Kismaayo.

Warqada kasoo baxday maxkamadda gobolka Banaadir ayaa lagu faray taliyaha ciidanka booliiska Soomaaliya Jeneraal Asad Diyaano in uu soo xiro Axmed Madoobe lana horkeeno Maxkamadda.

Related posts

Dowladda oo wada Habraacyo cusub oo lagu xakameenayo dhaqaalaha Al Shabaab

Cabdi Cade

(Sawirro) “Ma jirto meel ka dambeysa Rafax oo aan u qaxno” Shacabka Gaza

Caydiid Ali

UK oo shaqsigii ugu horreeyay oo magangelyo-doon ahaa u musaafurisay dal kuyaalla Afrika

Cabdi Cade
Taboola Ads ---