Allbanaadir.com
NEWS

Xildhibanada cusub ee Jubbaland oo la dhaariyey (Sawirro)

Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee Jubaland mudane Cabdishakuur Sheekh Maxamed Rashiid ayaa dhaariyay Xildhibaanada cusub ee maanta liiskooda la shaaciyay.

Xildhibanadan oo tiradoodu gaareyso illaa 75 xubnood ayaa waxa soo xulay odayaasha dhaqanka beelaha Jubbaland iyagoo afarta sano ee soo socota metelaya Xildhibaanada baarlamanka Jubbaland.

Waxay 25-ka Bishan dooran doonaan Madaxweynaha Jubbaland oo la filayo inuu mar kale ku soo baxo Axmed Madoobe oo kursigaas laga loodin waayey 14kii sano ee la soo dhaafay.

HOOS KA DAALACO MAGACYADA XILDHIBAANADA IYO SAWIRADA DHAARTA

Related posts

Maamulka Jubbaland oo amar kulul ka soo saaray magaalada Kismaayo (Akhriso)

Caydiid Ali

Ciidamo hubeysan oo xabsiga dhigay Xildhibaan Max’ed Axmed Dhakool (Sababta)

Caydiid Ali

Taliyaha Nabad sugida Puntland oo ka hor yimid xilka qaadistii lagu sameeyey

Caydiid Ali
Taboola Ads ---