Allbanaadir.com
NEWS

Liiska Golaha Wakiillada Jubbaland oo goordhaw la shaaciyay (Magacyada)

Guddiga Xuduudaha iyo doorashooyinka Jubbaland ayaa shaaciyay liiska Xildhibaannada Golaha Wakiilada Jubbaland oo ka kooban 75 Xildhibaan oo ay soo gudbiyeen Odayaasha Dhaqanka Guud ee Jubbaland.

Inta ugu badan Xildhibaannadan goordhaw la shaaciyay ayaa kamid ah xildhibaannadii hore ee Jubbaland, kuwaa oo siyaasad ahaan si weyn u taageersan Axmed Madoobe.

Related posts

Sheekh Aadan Madoobe oo wareejiyay Lacag lagu xalinayay Dhacdooyinkii Baydhabo (Sawirro)

Cabdi Cade

RW Khayre oo xalay saqdii dhexe kormeeray degmada ugu khatarta badan Muqdisho (Daawo Sawirro)

Caydiid Ali

Maraykanka oo wada qorshe weerarkii 11 Septembar la xiriirinaya dowlada Sacuudiga

Caydiid Ali
Taboola Ads ---