Allbanaadir.com
NEWS

Ciidan ka baxay Xarardheere oo duulaan ku qaaday…

Ciidamada Xoogga Dalka iyo kuwa Deegaanka ayaa saaka Howgallo ka dhan ah Al-shabaab ka billaabay Koonfurta Gobolka Mudug

Ciidamada ayaa  saaka ka ruqaansaday Degmada Xarardheere waxayna kaabiga ku haayaan Deegaanka Jowle oo ka mid ah degaanada fara ku tiriska ah ee gobolkaas ay kaga hareen Al shabaab.

“Waxay dhulka howdka ku baacsanayaan Firxadka khawaarijta, waxayna ciidanku la wareegeen la Deegaanka Tawar Mooge oo qiyaastii Jowle u jira 20 km” ayuu yiri sarkaal ka tirsan ciidanka xoogga

Saraakiisha Ciidamada Xoogga Dalka ee howgalka hoggaaminayo ayaa sheegay inay billaabeen howgal qorshaysan oo Koonfurta gobolka Mudug looga saarayo Al-shabaab

Related posts

Howlgal lagu dilay 47 dagaalyahan oo ka dhacay degaanka Yaaq dabayl

Caydiid Ali

Dal kuyaala Yurub oo hal maalin kaliya cudurka Caronavirus ugu dhinteen dad ku dhaw kun qof

Cabdi Cade

Dowladaha Soomaaliya iyo Venezuela oo yeelanaya iskaashi dheef-wadaag ah !

Cabdi Cade
Taboola Ads ---