Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

(Akhriso) Dowlad goboleedyada oo War ka soo saaray xalinta khilaafka kala dhexeeya dowladda

Golaha iskaashiga dowlad goboleedyada ayaa ka soo jawaabay dalab uu dhowaan u diray aqalka sare oo ahaa inay soo magacaabaan wasiirro dowlada federaalka kala hadla arrimaha khilaafka jira si loo dhameeyo.

Qoraal ka soo baxay golaha ayaa lagu sheegay inay ka mahad celinayaan sida goluhu uga go’an tahay xalinta khilaafka siyaasadeed ee dowladda dhexe iyo dowlad goboleedyada ayna kalsooni buuxda ku qabaan doorka aqalka sare kaga aadan arintaas

Hoos ka akhriso qoraalka dowlad goboleedyada:-

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia

Allbanaadir@live.com

 

Related posts

Wiil 15-sanno jir Muslim ah oo indha dunida soo jiitey lana siiyay abaabmarin (Sawirro)

Cabdi Cade

Saraakiil lagu dilay dagaalka Dhuusaareeb iyo Maxaabiis dhaawacyo qaba oo..

Caydiid Ali

Raisul Wasaare Rooble oo Magacaabay guddi ka kooban 7 xubnood (Akhriso)

Caydiid Ali
Taboola Ads ---