Allbanaadir.com
NEWS

Somalia oo ka qeyb galaysa shirka caalamiga ah ee Interpol (Sawirro)

Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Mudane Ahmed Said Mohamed oo uu wehliyo Lataliyaha Sare Mudane Mahad Abdi ayaa magaalada Lyon ee dalka Faransiiska uga qeybgalay shirka sanadlaha ah ee Interpol.

Shirkan oo ah kii 19aad oo ay kasoo qaybgaleen 196 dowladood oo xubin ka ah Interpol ayaa sanadkaan waxaa looga wadahadlay arrimo quseeya ka hortagga danbiyada socdaalka iyo xog isweydaarsiga.

Agaasimaha Guud ayaa kulamo gaar ah la yeeshay madaxda sare ee Interpol isaga oo kala hadlay kawada shaqaynta arrimaha socdaalka iyo isdhaafsiga xogta iyo wadaaga khibradaha.

Related posts

Maxaa kasoo baxay kulan Caawa dhax maray Qoor Qoor iyo Midowga Musharaxiinta ?

Cabdi Cade

Daawo Sawirada: Ra’isul Wasaare Kheyre iyo Wafdigiisa oo lagu soo dhaweeyay Dooxa

Cabdi Cade

Maxaa sababay in DF ay madaxdii hore kala noqoto ciidankii ilaalada u ahaa? (Warbixin)

Caydiid Ali
Taboola Ads ---