Allbanaadir.com
NEWS

Maxay tahay wareegtada ka soo baxday xafiiska Raisul Wasaraha Soomaaliya?

Wareegto ka soo baxday xafiiska Raisul Wasaaraha ayaa Agaasimaha Cabdixakiin Yuusuf Cali Caynte waxaa loogu magacaabay Waaxda Sugidda Cuntada iyo Cimillada ee xafiiska Ra’iisul Wasaaraha.

Cabdixakiin Yuusuf Cali Caynte ayaa waxaa dhalay Shiikh Yuusuf Cali Ceyne oo ka mid ah culumaudiinka waaweyn ee Soomaaliyeed

Madaxda dowlada ayaa bilaabay iney magacaabaan xilal yaab leh oo magacuyaal kuwaasoo lagu qancinayo shaqsiyaad iyo masuuliyiin iyo beelo taageero looga raadinayo ajendayaal ay dowladu wadato.

Shalay ayey aheyd markii Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud uu magacaabay Ergeyga Gaarka ah ee Arrimaha Caafimaadka iyo Nafaqada Mudane Xildhibaan Dr. Cabdirashiid Maxamed Nuur jilley.

Related posts

Kala furfur lagu bilaabay ciidanka PSF iyo Wararkii ugu dambeeyey xaalada Boosaaso

Caydiid Ali

Qarax dhimasho iyo dhaawac sababay oo lala beegsaday Ciidamada AMISOM

Caydiid Ali

Niyazi Acar iyo wafdi uu hoggaaminayay oo maanta soo gaaray Muqdisho (Sawirro)

Cabdi Cade