Allbanaadir.com
NEWS

Guddiga Difaaca Golaha Shacabka oo si adag uga hadlay Dhul boobka Kenya ka wado Balad Xaawo

Guddiga Difaaca Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa si kulul u cambaareeyay dhul boob dowlada Kenya ka wado Soomaaliya gaar ahaan Dhul kuyaala Degmada Balad Xaawo ee gobolka Gedo.

Gudigga ayaa bogaadiyay shacabka Degmada Balad Xaawo oo si caro leh uga hor yimid dhul boobka Kenya xadka ka wado, waxa ayna guddiga ugu baaqeen Dowlada federaalka in ay qaadato masuuliyadooda ku aadan difaaca dhulka Soomaaliya.

Halkan ka Akhriso War Saxaafadeed kasoo baxay Guddiga Difaaca ee golaha Shacabka

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Galmudug oo qaadeysa talaabo culus ka dib hubkii la boobay

Caydiid Ali

Madaxtooyada Soomaaliya oo la sheegay in ay wado Dagaal Sadex Geesle ah !!

Cabdi Cade

Heshiiskii xabad joojinta ee Israel & Xisbullah oo dhaqan galay

Caydiid Ali
Taboola Ads ---