Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Jubbaland oo ciidamo cusub u diyaarineysa dagaalka Al Shabaab (Sawirro)

Madaxweyne ku xigeenka 1-aad ee Dowlada Jubaland ahna ku simaha Madaxwaynaha Mudane Maxamuud Sayid Aadan ayaa  maanta kormeer ku tagay dugsiga Tababarka Ciidamada daraawiishta Jubbaland ee xerada (Ma dhammaato).

Waxaa uu halkaas kula hadlay Ciidamo cusub oo ka mid ah Ciidamada Darawiishta Jubbaland oo uu tababar u socday mudooyinkii lasoo dhaafay

Madaxweyne ku xigeenka ahna ku simaha Madaxweynaha ayaa u sheegay Ciidamadan cusub inay qeyb ka yihiin dadaalka xoogga leh ee loogu jiro sidii amaanka dalkeenna u sugi lahaayeen isla markaana shaqadaas baaxada leh ay tahay inay ka soo dhalaalaan.

Waxaa uu intaas ku daray in macalimiinta iyo tababarayaasha dugsiga ay shaqo adag qabteen sidii ay u soo saari lahayeen jiil caaboon oo muhiim u ah sidii looga adkaan lahaa al shabaab

Related posts

 Ra’iisul wasaare Cabdalla Xamduuk oo goordhaw ka bad baaday Weerar lagu dili rabay

Cabdi Cade

Bob Menendez oo ka cabsi qaba in Dhiig ku daato Ismari waaga ka taagan Doorashada Soomaaliya

Cabdi Cade

Xaruntii Xisbullaah oo la duqeeyay iyo Shekh Xasan Nasrullah oo la sheegay in la…

Cabdi Cade
Taboola Ads ---