Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Soo Xulida inta badan Xildhibaanada cusub ee Puntland oo la dhameystiray

Sida ay sheegayaan ilo lagu kalsoon yahay Waxaa la dhameystiray in ka badan 60 xubnood oo loo soo xulay Xildhibaannada cusub ee Baarlamanka Puntland.

Tirada rasmiga ah ee baarlamanka Puntland waa 66 Xidhibaan, waxaana haray 6 Xildhibaan oo aysan weli soo gudbinin beelihii ku magacownaa kuraasta

Wararka ayaa sheegaya in xubnaha harsan qaarkood lagu dhawaaqi doono saacadaha soo socda islamarkaana loo gudbin doono guddiga xallinta Khilaafaadka doorashada.

Xildhibaan laga soo doorto SSC-khaatumo oo gaaraya 17 ayaa dhammaantood xukuumaddu soo xushay waxaana loo gudbiyay guddiga xallinta Khilaafaadka.

Guddiga ansixinta Baarlamanka iyo xallinta Khilaafaadka ayaa xalay shaaciyay iney maanta ku eg tahay soo gudbinta araajida xildhibaannada

Related posts

Daawo Muuqaal “Shaqaalaha aan shaqaynin ee Mushaarka ka qaata Gobolka Banaadir oo tilaabo laga qaadayo

admin

Madaxweyne Qoorqoor oo guddoomiyey Shirka Golaha Amniga Galmudug

Caydiid Ali

Golaha Wasiiradda oo ansixiyay heshiiska Difaaca ay DFS la gashay dowladda Turkiga

Cabdi Cade
Taboola Ads ---