Allbanaadir.com
NEWS

Musharaxiin Madaxweyne oo kahor yimid guddi uu Madaxweyne Deni Magacaabay

Qaar kamid ah musharaxiinta mucaaradka ee u taagan xilka madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland ayaa kahor yimid guddiga xallinta khilaafaadka doorashada ee madaxweyne Siciid Deni shalay magacaabay.

Musharaxiintan oo gaaraya ilaa 8-musharax oo miisaan culus ah ayaa kahor yimid guddiga uu madaxweyne Deni magacaabay , waxa ayna caddeeyeen in guddigan madaxweyne Deni magacaabay uusan quseyn iyaga uuna yahay guddi uu iskiis u magacawday.

Siyaasiyiintan mucaaradka ah ayaa sheegay in madaxweyne Deni xubnaha guddiga xalinta khilaafaadka uu magacaabay ku saleeyay qaraabannimo iyo sidoo kale xubno katirsan xisbigiisa Kaah sida ay tilmaameen.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Maxbuus si cajiib ah uga baxsaday xabsi uu ku xirnaa oo la qabtay isaga iyo Saaxiibtiis !

Cabdi Cade

Halkee marayaa dedaalka Farmaajo ugu jiro baajinta safarka Rooble ee Sacuudiga?

Caydiid Ali

Ciidamo gudaha u galay Isbitaalka Warsheekh iyo xiisad halkaasi ka taagan

Cabdi Cade
Taboola Ads ---