Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Hay’ada duulista hawada DF oo digniin adag siisay Shirkaddaha Dayuuradaha (Sawirro)

Hay’adda duulista hawada iyo maamulka garoonka Aden Cadde ayaa go’aano  adag kasoo saaray cabasho laga keenay habka ay u shaqeeyaan dayaaraha u kaa goosha gudaha ee Soomaaliya.

Shirkadaha dayuuradaha ayaa lagu eedeeyey iney rakaabka saacado fara badan ku hayaan garoonka dayuuradaha iyadoo aysan diyaar aheyn dayuuradii qaadi laheyd taasoo ay cabasho badan ka keeneen dadka rakaabka ah.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA HEYADDA DUULISTA HAWADA

Related posts

Qisada Waaya’aragii Nololeed ee Qoraa Marxuum Abdullahi Sheegow.

Cabdi Cade

Puntland oo DF iyo Maamul goboleedyada ku casuuntay shir wadataashi ah

Caydiid Ali

Dowlada Mareykanka oo shaaca ka qaaday in ay ka baxday heshiiska Nuclear-ka ee INF

Cabdi Cade
Taboola Ads ---