Allbanaadir.com
NEWS

Madaxweyne Cali Guudlaawe oo magacaabay Xeer-ilaaliyaha Guud ee Hirshabelle

Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa wareegto uu maanta soo saaray ku magacaabay Xeer-ilaaliyaha Guud ee dowladda Hirshabeelle.

Wareegtada uu soo saaray madaxweynaha Hirshabelle ayuu uguĀ  magacaabay Mudane Garyaqaan Garaad Axmed Caddow in uu noqdo Xeer-ilaaliyaha Guud ee dowlad goboleedka Hirshabeelle.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Maxaa laga baran karaa casharka Siyaasaded ee loo dhigay Muudey iyo Cali yare?

Caydiid Ali

Saciid Ciise: “Dhismaha Gole hawlaha dowlada dhexe sii wada waxaan u arkaa..”

Caydiid Ali

Diyaarad ka timid Imaaraadka oo goordhaw kasoo degtay Muqdisho (Daawo Sawirada)

Cabdi Cade
Taboola Ads ---