Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Cali Guudlaawe oo Magaacabay heerarka kala duwan Garsoorka Hirshabelle (Akhriso)

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen oo ka duulaya baahida loo qabo dhismaha garsoor aqoon iyo tayo leh ayaa Magacaabay Xubnaha Garsoorka Dowladda Hirshabeelle heerarkiisa kala duwan sida lagu sheegay War-saxaafadeed ka soo baxay madaxtooyada Hirshabelle.

HOOS KA AKHRISO MAGACYADA

Related posts

Madaxweyne Farmaajo shir kale iskugu yeeray madaxda dowlad goboleedyada

Caydiid Ali

Ra’isul Wasaare kuxigeenka dalka iyo Wafdi la socday oo xaalad jirta u tagay Baydhabo (Sawirro)

Cabdi Cade

Somalia oo ka qeyb galaysa shirka caalamiga ah ee dalalka ku bahoobay ururka IORA (Sawirro)

Caydiid Ali
Taboola Ads ---