Cali Guudlaawe oo Magaacabay heerarka kala duwan Garsoorka Hirshabelle (Akhriso)

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen oo ka duulaya baahida loo qabo dhismaha garsoor aqoon iyo tayo leh ayaa Magacaabay Xubnaha Garsoorka Dowladda Hirshabeelle heerarkiisa kala duwan sida lagu sheegay War-saxaafadeed ka soo baxay madaxtooyada Hirshabelle.

HOOS KA AKHRISO MAGACYADA

- Advertisement -