Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Howlgal lagu dilay 47 dagaalyahan oo ka dhacay degaanka Yaaq dabayl

Ciidanka xoogga dalka soomaaliyeed gaar ahaan kumaandoska danab ayaa howlgal qorshaysan ka fuliyay deegaanka Yaaq dabayl ee gobolka Jubadda hoose .

Howlgalkan qorshaysan ayaa waxaa hoggaaminyay taliyaha ururka 5-aad Carab Dheeg Axmed waxayna ciidanku sheegeen iney halkaasi ku burburiyeen fariisimihii Al-shabaab ku lahaayeen degaanka Yaaq dabayl,

“Waxaa degaankaasi khawaarijta lagu gaarsiiyay jab xoogan, iyadoo ciidanku halkaasi ay ku dileen 47 ka tirsan maleeshiyaadka khawaarijta” ayuu yiri Taliyaha ururka 5-aad Carab Dheeg Axmed

Ciidanka kumaandooska danab gaar ahaan ururka 5-aad ayaa howlgallo kawada gobolka Jubadda hoose, howlgaladdas oo dhulka howdka ah looga saarayo al-shabaab.

Related posts

Warabixin: Labada Madaxweyne ee loo doortay Jubbaland & waxa ka dhalan kara

admin

Sacuudiga oo qabtay Soomaali iyo ajnabi kale oo daroogo gelinayey gudaha dalkaas

Caydiid Ali

Daawo Muuqaal “Kumannaan dhallinyaro oo shaqa doon ah oo safaf u gala meelaha shaqooyiinka laga sooo xayeysiiyo!!

admin
Taboola Ads ---