Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Askar dhac ka geysaneysay Muqdisho oo gacanta lagu dhigay (Sawirro)

Ciidanka Booliska Somalia ayaa sheegay iney gacanta ku soo dhigeen rag ku lebisan dareys ciidan oo dhac ka geysanayey xaafado ka tirsan Muqdisho.

“Raggan oo ku hubeysnaa qoryo ayaa shacabka ka dhacayey telefanada iyo waxyaabaha kale ee ay wataan sida lagu sheegay qoraal booliska oo sidan hoose u qornaa”

“Taariikhdu markay aheyd 13/8/2023 abaaro 22:30pm ciidanka Booliiska qeybta guud gaar ahaan qeybta galbeed howlgal ay fulinayeen ayaa waxay gacanta ku soo dhigeen labo eedeysanayaal oo dhac u geysanayay bulshada ku dhaqan dharkeynley waxayna wateen labo  qori faal ah labadooduba waa ciidanka  xooga dalka waxaana gacanta ku haya saldhiga boliiska Dharkeynley. Waxaana la horgeyn  cadaalada

Muwaadin haddii aad aragto fal amniga liddi ku ah warbixin gaarsii saldhiga kuugu dhow ama wac numberka gaaban ee 991.

Related posts

C/raxmaan C/shakuur oo si yaab leh uga hadlay heshiiskii DF iyo Ahlu sunna

Caydiid Ali

Sidii Yeyda nalaku soo yaacyee War Soomaaliyeey yur meyska Dhahnaa !!

Cabdi Cade

Sidee Soomaaliya iyo Afrika u saameenayaa dagaalka Dhaqaale ee USA iyo China ?

Cabdi Cade
Taboola Ads ---