Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Aadan Madoobe oo shaaciyey Magacyada 39 Xildhibaan oo ku eedeysan..

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Somalia, Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe) ayaa nasiib darro ku tilmaamay in xildhibaanada qaarkood aysan soo xaadirin fadhiyada baarlamanka.

Hadalkan ayuu ka sheegay Aadan Madoobe fadhigii maanta ee golaha shacabka oo ku sigtay inuu u baaqdo kooram la’aan.

Aadan Madoobe ayaa ku eedeeyey xildhibaanada qaar iyagoo jooga Muqdisho aysan haddana soo xaadirin kulamada baarlamaanka.

“Waxaa nasiib daro ah 275 xubnood inaan ka weyno 140 xildhibaan, iyagoo qaarkood Xamar joogaan, dadka fasaxa ku maqan 50 kama badna, arrintaana lama aqbali karo” ayuu yiri Sheekh Aadan Madoobe.

Magacyada 30 xildhibaan oo fasax la’aan maqan ayaa laga hor sheegay fadhigii maanta ee golaha shacabka kuwaasoo kala ah:-

1-Xildhibaan Cismaan Maxamed Maxamuud 2-Xildhibaan Cabdifitaax Qaasim Maxamuud  3- Xildhibaan Diini Cismaan Yuusuf 4-Xildhibaan Asli Cabdirisaaq Maxamed  5-Xildhibaan Faarax Yuusuf Cumar 6-Xildhibaan Cabdirashiid Maxamed Ducaale  7-Xildhibaan Xuseen Xasan Maxamed  8-Xildhibaan Mowliid Cabdi Maxamuud 9-Xildhibaan Sahra Jaamac Cali  10- Xildhibaan Maxamed Aadan Daahir 11-Xildhibaan Cumar Yuusuf  12-Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame 13-Xildhibaan Maxamed Cabdalle Axmed  14-Xildhibaan Aweys Saciid Cabdalla  15-Xildhibaan Cabdullaahi Xuseen Cali Cabdalla 16-Xildhibaan Maxamed Aadan Maxamed  17- Xildhibaan Farxiyo Maxamed Cabdi 18-Xildhibaan Madoobe Axmed Aadan 19-Xildhibaan Maxamed Barre Maxamuud 20-Xildhibaan Maxamed Yuusuf Xasan 21-Xildhibaan Maxamed Cismaan Cumar, 22-Xildhibaan Isxaaq Maxamed Maxamuud, 23-Xildhibaan Mahad Cabdiraxmaan Aadan 24-Xildhibaan Cabdirashiid Maxamed Jiley 25-Xildhibaan Cabdullaahi Maxamed Cali 26-Xildhibaan Maxamed Keerow Maxamed 27-Xildhibaan Saadaad Maxamed Nuur Caliyow 28-Maxamed Cabduqaadir Maxamed 29-Xildhibaan Cabdiladiif Muuse Nuur (Sanyare) 29-Xildhibaan Cabdullaahi Xaashi Abiib 30-Xildhibaan Maxamed Xasan Maxamed 31-Xildhibaan Yacquub Ismaaciil Yuusuf 32-Xildhibaan Cabdullaahi Cismaan Ducaale 33-XildhibaanIsxaaq Maxamuud Mursal 34-Xildhibaan Fardowso Cismaan Cigaal 35-Xildhibaan Ismcaaciil Cabdiraxaam Sheekh Bashiir 36-Xildhibaan Cali Maxamed Aadan 37-Xildhibaan Nuuradiin Cabdullaahi Coljoog 38-Khadra Maxamed Dukaale 39-Xildhibaan Guuleed Biixi Cabdi 40-Xildhibaan Maxamed Nuur Abuubakar 41-Xildhibaan Cumar Shariif Maxamed 42-Xildhibaan Cabdiwahaab Cabdi Cumar 43-Xildhibaan Cabdi Cabdi Ibraahim.

Gudoomiyaha ayaa ku goodiyey iney talaabo waafaqsan xeer hoosaad Baarlamanka ka qaadayaan xildhibaanada iska maqan ee aan inta badan soo xaadirin kulamada baarlamaanka.

Related posts

Qarax Goordhaw ka dhacay magaalada Muqdisho iyo Rasaas la maqlayo

Cabdi Cade

Xukuumada Soomaaliya oo War kasoo saartay Weerarkii lagu qaaday Hotelka SYL

Cabdi Cade

Wariye Caan ahaa oo isku bedelay Darbi jiif xaaladu xumeesay oo codsi soo diray

Cabdi Cade