Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Dowlada Soomaaliya oo soo saartay amar la xiriira Maalmaha Ciidul adxaa (Akhriso)

Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa awaamiir ka soo saartay nidaamka xoola qalka Maalmaha ciidda.

Shirkadaha iyo Hay’addaha sameynaya Udxiyada ayey ku wargelisey in ay raacaan habraacaan, si loo badbaadiyo nadaafada guud dadka iyo degaanka.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Xog ku aadan Ujeedka Socdaal ay saakay ku yimaadeen Muqdisho Wafdi sare oo ka socda …

Cabdi Cade

Kolonyo ay wateen Ciidanka AMISOM oo lagu weeraray gobolka Shabeellaha dhexe

Caydiid Ali

Howlgal ka dhacay gobolka Shabeellaha hoose oo lagu dilay Macalin Jeelle & ilaaladiisa

Caydiid Ali
Taboola Ads ---