Allbanaadir.com
NEWS

Golaha Wasiiradda oo Ansixiyay dhismaha xarunta dhaxe ee Sanduuqa Caalamiga ee WFDP (Sawirro)

Shirka Todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa looga hadlay amniga dalka.

Shirka ayaa sidoo kale intii uu socday lagu ansixiyay Heshiiska Dhismaha Xarunta Dhaxe ee Sanduuqa Caalamiga ah ee horumarinta iyo qorshaynta ee (WFDP) oo laga hirgelinayo Soomaaliya.

Golaha Wasiirrada ayaa sidoo kale warbixinno la xiriira amniga guud ee dalka, ka dhageystay Wasaaradaha Amniga Gudaha iyo Gaashaandhigga oo soo bandhigay guulihii ay ciidamada qaranka ka gaareen xasillinta iyo xoreynta goobaha ay Al Shabaab ku dhuumaaleysanayaan.

Related posts

Suuriya & Ciraaq oo sheegay In Mareykanku ka laayey dad shacab ah (Sawirro)

Caydiid Ali

Somalia oo Itoobiya ku eedeysay iney hub ka dejisay Kismaayo

Caydiid Ali

Cudurka Caronavirus oo loo helay daawo dhaqmeed muran dhalisay iyo dad isticmaalay oo…

Cabdi Cade
Taboola Ads ---