Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

(Akhriso) Hay’adda Socdaalka & Jinsiyadaha Somalia oo u digtay Shirkadaha dayuuradaha

Dayuuradaha caalamiga ah iyo kuwa Localka ah ee ka shaqeeya dalalka Deriska la ah Soomaaliya ayaa dhibaato u geystay Soomaalida heysata Baasaboorada ajnabiga ah, waxayna ka reebaan inta badan diyaaradaha u socda Magaalooyinka Soomaaliya ee dalka laga soo galo.

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya oo ka jawaabeysa cabasho arrintan ka dhalatay ayaa soo saartay Warsaxaafadeed ay ku caddeysey inaysan jiri karin dayuurad ka soo tagi karta ama diidi karta iney qaado qof kasta oo Asalkiisu yahay Soomaali heysatana Baasaboor ajnabi ah dunida meel kasta haka yimaado.

HOOS KA AKHRISO WAR-SAXAAFADEEDKA

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Safiirro maanta la geeyay goobo ay joogeen dad kusoo barakacay fatahaada Jubbaland (Sawirro)

Cabdi Cade

General Maxamed Jidhif oo aas ballaaran loo sameeyay iyo madax ka qeyb gashay (Sawirro)

Cabdi Cade

Diyaaradaha iyo Maraakiibta Dagaalka dowladda Shiinaha oo hareereeyay Taiwan

Cabdi Cade
Taboola Ads ---