Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Fadeexad ka taagan Mashruucii UAE ee Berbera iyo Somaliland oo War ka soo saartay

Somaliland ayaa war kasoo saartay buundooyin isku xira Hargeysa & Berbera oo Roobab halkaas ka da’ay ay ka soo gaareen khasaare xoogan, waxaana maalgeliyey dhismahooda dowlada Imaaraadka Carabta.

Wasaaradda gaadiidka iyo horumarinta jidadka Somaliland oo War-saxaafadeed soo saartay ayay iskaga fogeysay faddeexada ka dhalatay mashruucaasi, iyada oo sheegtay in Imaaraadka uu toos ula galay heshiiska fulinta mashruucaasi shirkadaha fuliyay.

“Somaliland waxa kaliya oo doorkeedu ahaa la wareegida mashruucan marka uu dhamaado muddo cayiman kadib oo ah marka uu mashruucan ka baxo muddada tijaabadda (Liability Period),” ayaa lagu yiri qoraalka kasoo baxay wasaaradda.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA WASAARADA IYO SAWIRADA BURBURKA BUUNDOOYINKA.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

(Akhriso) Shuruudaha laga doonayo Musharaxiinta tartanka doorashada Madaxweynaha

Caydiid Ali

Netanyahu oo amray Sirdoonka Mossad in wadahadal la furaan Soomaaliya

Cabdi Cade

Maamul Goboleedyada taageersan Farmaajo oo bilaabay Cago Jiid siyaasadeed !!

Cabdi Cade
Taboola Ads ---