Allbanaadir.com
NEWS

Imaaraadka oo gaadiid nuucyo kala duwan leh ku wareejiyay maamulka Puntland (Sawirro)

Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Mudane Ahmed E. Osman Karaash ayaa maanta ka qeybgalay Munaasabad maamulka Kula wareegtay 13 Gaadiid ah oo ay Dowladda Imaaraadka ugu deeqday Dowladda Hoose ee Garoowe.

Gaadiidka ay maanta la wareegtay Dowladda Hoose ee Garoowe ayaa ka kooban Cagaf-cagafyo, Dabdamis, Basas, Bukaan-Laroor, Gawaari nooca xamuulka ah iyo kuwo yaryar , waxaana loogu talagalay in lagu dardargeliyo adeega Dowladnimo ee Xafiiska Degmadu u hayo Bulshada ku dhaqan Caasimadda Garoowe.

Madaxweyne Ku-xigeenka ayaa boggaadiyay deeqdan Gaadiidka ah, wuxuuna kormeeray gaadiidka oo lagu soo bandhigay Munaasabadda isagoo warbixinta Gaadiidkan ka dhegaystay Guddoomiyaha Degmada Garoowe Mudane Hon Abdulkadir Geedi

default

Related posts

Dowlada oo amartay in mudo Isbuuc ah Muqdisho ku timaado Danjire Faadumo C/llaahi

Cabdi Cade

Musharax Qoraal ka sameeyay Dhacdada Wiilka Soomaaliga ah ku dilay Xildhibaan David Amess

Cabdi Cade

Ciidamada Dowlada oo soo bandhigay dagaalame lagu qabtay dagaal xalay ka dhacay Baardheere (Sawirro)

Cabdi Cade
Taboola Ads ---