Maamulka garoonka Aadan cadde oo beeniyey warar lagu baahiyey Baraha bulshada

Maamulka garoonka Aadan cadde ee Magaalada ayaa soo saaray Warsaxafadeed lagu beeninayo warar lagu baahiyey Baraha bulshada saacadihjii la soo dhaafay oo sheegayey in shaqada garoonka uu hakad ku yimid.

Qaar ka mid ah warbaahinta gudaha iyo baraha bulshada ayaa tebinayey in shaqada garoonka ay hakad gashay ka dib markii shaqo joojin lagu sameeyey shirkad shidaalka siisa dayuuradaha garoonka yimaada, arintaas ka dambeysay khilaaf soo kala dhex galay madaxda shirkada iyo wasiirka gaadiidka iyo Duulista hawada.

HOOS KA AKHRISO WAR-SAXAAFADEEDKA

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

- Advertisement -