Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Dowlada Somalia oo War ka soo saartay xariga Shiikh Mustafe Cali Caanood (Akhriso)

Dowlada Somalia ayaa war ka soo saartay talaabo Ciidamada amaanka Soomaaliya ay ku xireen wadaad caan ah oo lagu eedeeyey inuu Al-shabaab ku taageero khudbadaha uu jeediyo.

War saxaafadeed ka soo baxay Wasaarada warfaafnta Somalia ayaa lagu sheegay in wadaadkaan ciidamada amaanku kasoo xireen degaanka Ceelasha biyaha oo u dhaxeeya Muqdisho iyo Afgooye.

Shiikh Mustafa Cali Caanood oo khadiib ka ah masjid ku yaalla degaanka ceelasha biyaha ayaa la sheegay inuu jeediyo khudbado uu si toos ah ugu taageero fekerka diineed ee kooxda Al-shabaab.

HOOS KA AKHRISO WAR-SAXAAFADEEDKA

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Al Shabaab oo weerar culus ku qaaday saldhig ay leeyihiin Milatariga Soomaaliya

Cabdi Cade

(Akhriso) Go’aano culus oo laga soo saaray dagaalkii Luuq

Caydiid Ali

Ergayga Gaarka ah ee Mareykanka u qaabilsan Geeska Africa oo is-casilaya iyo Sababta keentay

Cabdi Cade
Taboola Ads ---