Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

(Sawirro) DF oo ciidamo hor leh ka duulisay Muqdisho & Xog ku aadan halka ay ku sii jeedaan

Ciidamo ka soo jeeda Beesha Murusade ayaa maantamar kale loo dirau jiidda hore ee dagaalka si ay qeyb uga qaataan howl-galka deegaannada Beeshu ka degto ee gobolka Galguduud looga saarayo Al-shabaab.

Ciidamada oo diyaarad laga saaray garoonka diyaaradaha Aadan Cabdulle ayaa laga dejiyay garoonka diyaaradaha Guriceel halkaas oo ay uga sii gudbayaan degmada Wabxo oo dhowaan lagala wareegay Al-shabaab.

Xildhibaan Maxamed Abuukar Cali (Jacfar), guddoomiyaga degmada Ceelbuur, Nuur Fooley iyo Gaashaanle Ismaaciil Cabdi Maalik oo booqday degaankaas ayaa waxay si wadajir ah shacabka ugu baaqeen inay ku soo laabtaan magaalada.

Ciidamada ayaa isu diyaarinaya qabashada deegaannada ku xiga oo ay magaalada Dac ugu horreyso halkaas oo dadka deegaanku sheegayaan in kooxdu ay alaabaheeda kasii aruursatay.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

ErdoÄŸan oo si khiiro leh uga hadlay qalabkii Turkigu ugu deeqay Somalia

Caydiid Ali

Israel oo galabta duqeyn ku xasuuqday qoys ka badan 50 qof oo hal dhisme ku jiray (Sawirro)

Caydiid Ali

Daawo:-Weerarada ka dhaca Gobalka Hiiraan oo noqday mid joogta ah & Madaxwayne Dani oo amar deg deh ah bixiyay !!

admin
Taboola Ads ---