Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Xiliga uu furmayo kalfadhiga labaad ee Baarlamanka Somalia oo la shaaciyey (Akhriso)

Gudoonka labada aqal ee baarlamanka Somalia ayaa maanta kulan iskugu yimid magaalada Muqdisho, iyagoo, iyagoo ka shiray xiliga uu furmayo kalfadhiga xiga ee Baarlalamanka.

Warsaxaafadeed, ka soo baxay Guddoonka labada Gole ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa lagu go’aamiyay in Kalfadhiga 2aad ee Baarlamaanka 11aad uu furmo maalinta Talaadada ah ee ku beegan 15/11/2022

HOOS KA AKHRISO WAR-SAXAAFADEEDKA

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Turkiga oo loogu baaqay in dib u eegis ku sameeyo Ciidanka uu u tababaro Soomaaliya

Cabdi Cade

Maxkamada Ciidamada oo xukuno adag ku riday labo Eedeesane (Daawo Sawirada)

Cabdi Cade

Ciidamo ka tirsan NISA oo caawa weeraray hoyga Oday dhaqameed caan ah

Caydiid Ali
Taboola Ads ---