Allbanaadir.com
NEWS

Madaxii biyo xireenka Abay oo isaga oo mayd ah la helay (Daawo Sawirro)

Nin madax ka ahaa Mashruuca biyo xireenka weyn ee Abay ee dalka Itoobiya ayaa maanta isaga oo meyd ah waxaa laga helay gaarigiisa oo yaala fagaare kuyaala magaalada Adis Ababa .

Warbaahinta dalka Itoobiya ayaa sheegtay in Meydka Madaxii biyo xireenka weyn ee Abay laga helay isaga oo ku jira gaarigiisa fagaaraha Masqal Adhababay ee ku yaalla magaalada Addis Ababa.

Booliiska magaalada Adis Ababa ayaa qaaday meydka masuulkan la dilay, waxa ayna ciidamada booliiska wadaan baaritaano xoogan oo ku aadan sidii loo ogaan lahaa sababaha dilkan keenay iyo cidii ka dambeysay.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

 

 

 

Related posts

Aadan Madoobe oo kulan la qaatay Guddiga Joogtada ee Golaha Shacabka (Sawirro)

Cabdi Cade

Saciid Ciise: Haddii aan la dabagelin dembiyada Madaxdii hore waxaan ka dhalan kara..”

Caydiid Ali

Muxuu Sheekh Aadan Madoobe kala hadlay wafdigii ka socday ururka EAC? (Sawirro)

Caydiid Ali
Taboola Ads ---