Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Dowlada Somalia oo War ka soo saartay dagaal ka dhacay Buurta Camalow (Akhriso)

Ciidanka Xoogga dalka, gaar ahaan Guutada 5aad ayaa hawlgal ay ka sameeyeen Buuraha Camal oo qiyaastii 20km u jirta Deegaanka Halgan ee gobalka Hiiraan ku dilay shan ka tirsan Al-shabaab sida lagu sheegay War-Saxaafadeed ay soo saartay Wasaarada warfaafinta DF.

“Ciidanka Xoogga oo ku raad joogay firxadka maleeshiyaadka nafla caariga ah ee Alshabaab oo looga soo adkaaday dagaaladii ka dhacay gobalka oo ay iska kaashanayeen ciidanka qaranka iyo dadka deegaanka ee lagu xoreeyay deegaano badan ayaa sameeyay hawlgalkani si loo ciribtiro dhagar qabayaasha baxsadka ah ee lagu jabiyay dagaalka” ayaa lagu yiri War-saxaafadeedka oo sidan hoose u qornaa:-

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Xaflad lagu soo dhoweynayey Xildhibaano ka tirsan federaalka oo Caawa Dhuusamareeb lagu qabtay (Daawo Sawirro)

Caydiid Ali

Soomaaliya oo dib u hanatay Xaquuqdeedii Baahinta Dayax gacmeedka Isgaarsiinta (Sawirro)

Cabdi Cade

Madaxda dal Afrikan ah oo laga mamnuucay safarada Dibadda iyo Sababta keentay

Cabdi Cade
Taboola Ads ---