Allbanaadir.com
NEWS

Madaxweyne Guudlaawe oo Xil cusub u magacaabay Wasiir hore Maxamed Cali Caadle

Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa wareegto uu soo saaray ugu magacaabay Mudane Maxamed Cali Caadle, Lataliye sare arrimaha Siyaasadda ee Madaxweynaha Hirshabeelle.

Lataliyahan cusub uu magacaabay Madaxweynaha Hirshabelle ayaa horey u ahaa wasiirkii ugu muddada dheeraa maamulka Hirshabelle, waxa uuna ahaa Wasiirka arrimaha guddaha maamulkaasi tan iyo markii lagu dhisay Jowhar.

Madaxweynaha maamulka Hirshabelle Cali Guudlaawe ayaa Caadle ka reebay liiska wasiiraddii uu dhawwaan magacaabay, waxa uuna taa badalkeeda ku qanciyay una magcaaabay Lataliye sare oo arrimaha siyaasadda.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Lafta-gareen oo qaabilay Wakiilada QM, Midowga Yurub, IGAD & Midowga Afrika (Sawirro)

Caydiid Ali

Taliye Odowaa oo booqday dadkii ku dhaawacmay qaraxii isaga lagu weeraray (Sawirro)

Caydiid Ali

Nin Xaaskiisa si arxan darro ah ugu dilay Qoryooley iyo dilaaga oo la qabtay

Cabdi Cade
Taboola Ads ---