Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Kaalintee Somalia ka gashay qiimeynta dalalka ugu khatarta badan dunida?

Soomaaliya ayaa noqotay dalka shanaad ee ugu khatarta badan dhinaca amniga caalamka oo dhan.

Waxaa ka horeeya oo kaliya dalalka Liibiya, Suuriya, Afghanistan iyo Mali sida ay sheegtay heyadda International SOS oo ka shaqaysa arrimaha daraasaadka caafimaadka iyo amniga.

Qiimeynta International SOS ayaa lagu sheegay in dalka Iceland uu noqday dalka ugu amniga fiican dunida oo dhan. waxaana ku xiga dalalka Denmark, Greenland, Norway iyo Finland oo dhammaantood qaaradda Yurub ka tirsan.

International SOS oo ayaa xulista liiska kala horreynta amniga ee dalalka adduunka waxay ku qiimaysaa, xiisadaha iyo qaska siyaasadeed ee dalka ka jira, kacdoonka iyo xiisadaha bulsho, dagaallada iyo dembiyada ka dhaca dalka iyo arrimo kale oo ammaanka saamayn ku yeelan kara.

Related posts

Madaxweyne Xasan oo looga digay qorshe halis ah ay wadato Jabuuti

Cabdi Cade

Halkuu ku dambeeyay Qorshihii la doonayay in Muqdisho lagu keeno Hogaanka Ahlu Sunna ?

Cabdi Cade

Ahmed Rufai oo booqasho qarsoodi ah ku jooga Muqdisho & taliyaha NISA oo qaabilay

Caydiid Ali
Taboola Ads ---