Allbanaadir.com
NEWS

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay Salah Elguneid (Daawo Sawirro)

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta kulan la qaatay Safiirka Jaamacada carabta u fadhiya Soomaaliya Amb. Salah Elguneid.
 
Danjiraha Jaamacada Carabta y jooga Muqdisho ayaa Guddoomiyaha ugu mahadceliyey soo dhoweynta loo samaayey , waxa uuna xusay in Baarlamaanka JFS kaalin muuqato uu ku yeesho Jaamacada carabta.
 
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS ayaa Jamaacada carabta ku amaanay in doorka muhiimka ah ay ku leedahay iskaashiga dhanka horumarada iyo tayeynta howl-wadeenadda Golaha Shacabka.
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Gen. Sam Okiding oo soo gaaray Muqdisho Ballan-qaad culusna sameeyay (Sawirro)

Cabdi Cade

Faahfaahin: Qarax dhimasho sababay oo ka dhacay degmada Buur hakaba

Caydiid Ali

Maamulada Somaliland iyo Taiwan oo heshiis cusub oo iskaashii ah kala saxiixday

Cabdi Cade
Taboola Ads ---