Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Rooble & xubno Wasiiro ah oo booqday Madaxweyne Xassan Shiikh (Sawirro)

Ra’iisul Waaaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa booqasho  hambalyo iyo salaan ah ugu tagay Madaxweynaha Dooran ee JFS Mudane Xasan Sheikh Maxamuud.

Waxaa Raisul Wasaaraha booqashadaas ku wehliyey Masuuliyiin ay ka mid yihiin wasiirada amniga iyo waxbarashada iyo weliba wasiir ku xigeenka warfaafinta Xukuumada Somalia

Maxamed Xusseen Rooble ayaa madaxweynaha cusub u rajeeyay inuu Eebbe ku guuleeyo xilka Qaran ee loo doortay sida lagu sheegay qoraal kooban oo ka soo baxay xafiiska Rooble.

“Sharaf ayey ii ahayd inaan caawa la kulmay Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble iyo qaar kamid ah golehiisa wasiirrada. Waxaan ugu mahadceliyay dadaalkii uu u galay in dalka ka qabsoonto doorasho” ayuu yiri Xassan Shiikh oo ka hadlay kulankaas.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Sheekh Shariif & Xassan Shiikh oo wada qorshe cusub & taliye Farxaan Qaroole oo..

Caydiid Ali

Daawo:-Caqabad soo wajahday shirka madaxda DF Somalia iyo madax goboleedyada & Wararkii ugu danbeeyay!!

admin

(Sawirro) Raisul Wasaare Xamse oo Qaahira kula kulmay dhigiisa Mostafa Madbouly

Caydiid Ali
Taboola Ads ---