Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Cali Guudlaawe oo la kulmay Shiikh Shariif ka dib doorashadii ka dhacday Jowhar (Sawirro)

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen  ayaa xarunta Madaxtooyada kula kulmay Madaxweynihii hore ee dalka Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed  oo maanta soo gaaray Magaalada Jowhar.

Madaxweynihii hore ee Dalka Mudane Shariif Sheekh Axmed ayaa loo  doortay Xildhibaan Golaha Shacabka BJFS waxaana xilka loo doortay ugu hambalyeeyay Madaxxweyne Cali Guudlaawe Xuseen.

Shiikh Shariif oo kursiga loo xiray ayaa doorasho ka dhacday magaalada Jowhar waxaa uu ku soo baxay kursiga HOP 146 oo uu horey ugu fadhiyey wasiirka amniga Somalia C/llaahi Maxamed Nuur

Sharif Shiikh Ahmed oo saaka ka gaaray Jowhar ayaa ku guuleystay kursiga markii uu tanaasulay Sheriif Abukar Ahmed oo malxiis ahaa.

Related posts

Dowlada Mareykanka oo fariin adag u dirtay Madaxweyne Farmaajo iyo R/Wasaare Rooble

Cabdi Cade

Raga oo loogu baaqay in aysan qarsan tacadiyada ay kala kulmaan Xaasaskooda !!

Cabdi Cade

Daawo Sawirro laga soo qaaday Maxaabiistii Dagaalka Laascaanood looga qabtay Somaliland

Cabdi Cade
Taboola Ads ---