Allbanaadir.com
JUBALANDNEWS

(Akhriso) Jubaland oo bedeshay habraaca mid ka mid ah kuraasta lagu dooranayo Ceelwaaq

Guddiga hirgalinta doorashooyinka dadban ee heer Dowlad Goboleed ee Jubbaland (SEIT) ayaa dib u saxay, guddiga xulista kursiga tirsigiisu yahay HOP078 kadib markii guddigii ay hore u shaaciyeen ay ku iman waayeen muddadi loo qabtay lana waayay.

Kursiga HOP078 ayaa ka mid ah 16ka kursi ee loo wareejiyey in lagu doorto magaalada Ceelwaaq oo ku taalla xadka Gedo iyo Kenya

Related posts

Maxbuus Xabsi uu ku xirnaa si farsameesan uga baxsaday !! (Daawo Sawirro)

Cabdi Cade

Qaar ka mid ah dad galabta laga soo celiyey Sacuudiga oo arrin yaab leh lagu arkay (Sawirro)

Caydiid Ali

Ra’iisul Wasaaraha Israel Netanyahu oo lagu sameynayo qaliin halis ah

Caydiid Ali
Taboola Ads ---