Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Xoghayihii Guud ee guddiga doorashada federaalka oo xilkii laga qaaday (Akhriso)

Guddoomiyaha Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal (FEIT) ayaa xilka ka qaaday Xoghayaha Guud ee guddigaas Abdirahim Abdiaziz Aadan.

Qoraal uu soo saaray Guddoomiyaha Guddoomiyaha guddiga doorashada heer federaal ayaa lagu sheegay in Xoghayaha Guud ee guddigaas uu carqaladeyn joogto ah ku hayey shaqada guddigaas sidaa awgeedna xilka looga qaaday.

Xoghayaha Guud ee guddiga FEIT Abdirahim Abdiaziz Aadan ayaa xalay beeniyey liiska rasmiga ah ee xildhibaanada labada Aqal oo xalay uu soo saaray gudigaas, ka dib markii laga reebay dhowr Xildhibaan.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA  XILKA KA QAADISTA

Related posts

Madaxweyne Trump oo mar kale abuuray cabsi ku saabsan soo-galootiga

Cabdi Cade

Beesha caalamka oo quus ka taagan dhexdhexaadinta madaxda Soomaalida

Caydiid Ali

Sarkaal & ciidamo ka soo goostay Al-Shabaab oo Baydhabo lagu soo bandhigay (Sawirro)

Caydiid Ali
Taboola Ads ---