Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Midowga Musharaxiinta oo ka hadlay Jadwalka dhamaystirka doorashooyinka

Midowga Musharraxiinta ayaa soo dhoweeyey jadwalka dhammaystirka doorashooyinka 2020/22 ee ay soo saareen Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal (FEIT).

“Goluhu wuxuu caddaynayaa, in kaalinta Dawlad Gobolleedyada ay ku eg tahay fududeynta doorashooyinka ee deegannadooda. Wuxuuna Goluhu ugu baaqayaa in ay faraha kala baxaan hawlaha GHDHF” ayaa lagu yiri qoraal ka soo baxay Midowga Musharraxiinta oo sidan u qornaa:

https://www.youtube.com/watch?v=kvFhlcSLSiI

Related posts

Waa sidee xaalada Boosaaso oo Maalmihii la soo dhaafay dagaalo culus marti gelisay ?

Caydiid Ali

Ra’isul Wasaare Khayre oo amar cusub siiyey golihiisa Wasiirada (Daawo Sawirro)

Caydiid Ali

Madaxweyne Farmaajo oo ka hadlay guusha ay gaareen Xulka da’yarta Kubada Cagta Somalia

Caydiid Ali
Taboola Ads ---