Allbanaadir.com
NEWSPUNTLAND

(Akhriso) Puntland oo ku dhawaaqday jadwalka doorashada kuraastii ugu dambeysay

Guddiga Doorashooyinka Heer Dowlad Gobaleed ee Puntland ayaa shaaciyey Jadwalka Doorashada lixda kursi ee ugu dambeysay kuwaasoo deegaan doorashadoodu tahay magaalada Garowe. Kuraastaan ayaa lagu wadaa in ay dhacdo doorashadooda 18 March.

HOOS KA AKHRISO SUMADDA KURAASTA LA SHAACIYEY

 

https://www.youtube.com/watch?v=WmTPr1fIxDQ

Related posts

Weerar lagu dilay saraakiil iyo xubno badan oo katirsan kooxda Al Shabaab oo ka dhacay..

Cabdi Cade

Mdaxweyne Farmaajo oo xilkii ka qaaday Sareeye Guuto Maxamed Cali Bariise

Caydiid Ali

Mo Farah oo lagu dhibaateeyay garoonka diyaaradaha ee Munich (Daawo Sawirada)

Cabdi Cade
Taboola Ads ---