Allbanaadir.com
NEWS

Duqa Muqdisho oo Magacaabay Afhayeenka Gobolka Banaadir (Akhriso Digreeto)

Duqa Muqdisho Ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa Digreeto kasoo baxday xafiiskiisa ku magacaabay Afhayeenka maamulka gobolka Banaadir.

Digreetada Gudoomiyaha gobolka Banaadir kasoo baxday ayaa loogu magacaabay Saalax Xasan Cumar uu noqdo Afhyaeenka maamulka gobolka Banaadir ahna Agaasimaha Warfaafinta gobolka .

 

      Halkan ka Akhriso Digreetada magacaabista

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Daawo:- Madaxweyne Farmaajo oo saxiixay sharci in mudda ah muran badan ka taagnaa & Mahdi Guuleed oo shaaciyay!!

admin

Israel oo codsatay wadahadal lagu sii dayn karo askarta iyo rayidka ay Xamaas ka qabsadeen

Cabdi Cade

Ciidanka AMISOM oo baaritaan adag ka bilaabay xerada Xalane & garoonka Aadan cadde

Caydiid Ali
Taboola Ads ---