Allbanaadir.com
NEWS

Guddiyada Doorashada Jubbaland iyo Galmudug oo Habraac doorasho shaaciyay

Guddiyada doorashada maamulada Jubbalabd iyo Galmudug ayaa xalay shaaciyay habraaca doorashada kuraas kamid ah gollaha shacabka ee Baarlamanaka federaalka, kuwaas oo lagu dooranayo Kismaayo iyo Dhuusomareeb.

Qoraal kasoo baxay guddiyada maamulka doorashada Jubbaland iyo Galmudug ayaa lagu shaaciyay liiska odayaasha iyo bulshada soo xuleysa min saddex kuraas oo labada deegaan lagu kala dooranayo.

Guddiga doorashada Jubbaland ayaa doorashada saddexda kursi qabanaya 20-ka bishan oo ku beegan axada halka guddiga doorashada Galmudug iyaguna qabanayaan doorashada saddexdan kursi 18-ka bishan oo ku began jimcaha.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

https://www.youtube.com/watch?v=MRlWDJfngnc

Related posts

Aas Qaran oo Muqdisho loogu sameeyay Abaanduule Cabdi Maxamed Suulnuuge

Cabdi Cade

Madaxweyne Deni oo la kulmay Mid kamid ah Wasiirada ugu awooda badan Itoobiya

Cabdi Cade

Jubbaland oo shaacisay jadwalka doorashada 6 ka mid ah kuraasta Golaha shacabka

Caydiid Ali
Taboola Ads ---