Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

(Akhriso) Xiliga la dooranayo Fahad Yaasiin iyo Xildhibaano kale oo la shaaciyey

Guddiga Maamulka doorashada Hirshabelle SEIT waxay shaacinayaan jadwalka doorashada 6 kursi oo ka mid ah kuraasta deegaan doorashadoodu tahay magaalada BELEDWEYNE ee Dowlada Hirshabelle.

Kuraastan la shaaciyey waxaa ku jira kursiga HOP086 oo uu tartamayo Fahad Yaasiin horeyna uu ugu fadhiyey Xildhibaan Faarax C/qaadir.

HOOS KA AKHRISO JADWALKA

Related posts

Madaxweynaha Puntland oo Xerada Xalane kula kulmay Staffan Tillander (Daawo Sawirro)

Cabdi Cade

ICRC oo shaacisay tirada Maxaabiista Somaliland looga hayo Dagaalka Laascaanood

Cabdi Cade

Xabbadii Xasan Sheekh iyo Xalkii Farmaajo” Qoraal Xasaasi ah uu qoray Fahad Yaasiin

Cabdi Cade
Taboola Ads ---