Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

(Akhriso) Jadwalka doorashada kuraas ay ku jiraan Kulane Jiis & C/raxmaan C/shakuur

Guddiga doorashada Maamulka Galmudug ayaa shaaciyey xilliga la qabanayo doorashada afar ka mid ah kuraasta golaha shacabka ee laga soo doorto magaalada Dhuusamareeb.

Afarta kursi waxaa ku jira HOP040 oo loo xiray Cabdullaahi Aadan Kulane iyo HOP138 oo loo xiray siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, waxaana la qabanayaa 14-ka bishan Febraayo oo ku beegan Isniinta sida ku xusan qoraalka guddiga oo sidan hoose u qornaa:-

https://www.youtube.com/watch?v=IGs1VGTGzTA

Related posts

Toos u Daawo : Shirka Madaxda maamul goboleedyda oo goordhaw furmay

Cabdi Cade

(Sawirro) Qaar ka mid ah dadkii ku dhaawacmay Weerarkii Kismaayo oo Muqdisho loo soo qaaday

Caydiid Ali

Dacwadii loo heestay Wasiir kuxigeenkii Arimaha Dibadda oo go’aan laga gaaray

Cabdi Cade
Taboola Ads ---