Allbanaadir.com
NEWS

Xubnaha soo xulaya ergada dooraneysa kuraasta HOP257 & HOP260 oo la diwaangeliyay (Sawirro)

Guddiga maamulka Doorashada ee Kuraasta gobolada waqooyi ee Somaliland ayaa maanta diiwaangeliyay odayaasha dhaqanka iyo bulshada rayidka ee soo xulaya kuraasta sumadoodu tahay HOP257 & HOP260.

Doorashada labadan kursi ee laga leeyahay gobolada waqooyi ayaa la filayaa in dhawaan lagu doorto magaalada Muqdisho, waxaana dhawaan bilaabanaya diiwaangelinta musharaxiinta u tartameysa kuraastam.

Guddiga maamulka doorashada gobolada waqooyi oo horey u shaaciyay in ay qabanayaan doorashada kuraas dhoor ah ayaa hada ku mashquulsan diiwaangelinta odayaasha dhaqanka iyo qeybaha bulshada rayidka ee soo xulaya kuraasta la shaaciyay .

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Sargaal katirsan ilaalada Madaxweyne Farmaajo oo la xiray iyo Madaxtootada oo ka hadashay

Cabdi Cade

Markab Dagaal oo soo bad baadiyay Shaqaalihii saarnaa Markabka MV Lila Norfolk oo…

Cabdi Cade

Emmerson Mnangagwa oo mar kale loo doortay Madaxweyne & Muran ka taagan

Caydiid Ali
Taboola Ads ---