Allbanaadir.com
NEWS

Hirshabelle oo shaacisay doorashada 11 ka mid ah kuraasta Golaha shacabka !!

Guddiga doorashada dowlad goboleedka Hirshabelle ayaa shaaciyey inuu qabananayo doorashada 11 kursi oo ka tirsan xildhibaanada golaha shacabka.

Kuraastan oo ah kuwii ugu horeeyay ee Maamulka Horshabelle ku dhawaaqo in loo tartamayo ayaa ku soo beegmay xili ay maanta ku beegan tahay 15 bisha Janaayo oo ah xiliga uu bilaabanayo jadwalka cusub ee doorashada golaha shacabka, kaasoo qeyb ka ahaa go’aanadii dhowaan ka soo baxay shirkii golaha wadatashiga ee Muqdisho lagu soo xiray.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA 11ka KURSI

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

https://www.youtube.com/watch?v=ye15aPKecDo

Related posts

Wararkii Ugu Dambeeyay Qaraxii xooganaa ee goordhaw ka dhacay Muqdisho

Cabdi Cade

Wafdi ka socda dowlada Qatar oo gaaray Magaalada Dhuusamareeb (Daawo Sawirro)

Caydiid Ali

Madaxweynaha Israel oo lagu xanibay dayuurad uu la socday

Caydiid Ali
Taboola Ads ---